Wasiir aas Qaran loogu sameeyey Garowe iyo Axmed Karaash oo ka qeyb galay (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta ka qeybgalay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariiste Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise oo saaka ku geeriyooday Garoowe. Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa faray Wasaaradda Cadaaladda iyo Madaxtooyada in ay … Continue reading Wasiir aas Qaran loogu sameeyey Garowe iyo Axmed Karaash oo ka qeyb galay (Sawirro)